updated 7:33 AM MST, Nov 17, 2017

Daawo Dahabshiil oo saylici hortiisa runta ka sheegay ,somaliya ayaan ahay

Halkan ka daawo dahabshiil oo runta u sheegay reer Somaliland in aanay jirin wax somaliland la yiraa oo dawlad ahi laakiin gobol yar tahay

Daawo: Cadaalada Akhlaaqda iyo Burburka umadaha


Cadaalada oo la waayaa waxa ay horseedaa burbur. Caalamka Islaamka burburka haysta waxa kow ka ah cadaalad la'aanta ka jirta wadamadaas. Barmaamijkan labaad ee Akhlaaqda iyo burburka umadaha waxa aan kaga hadli muhiimada ay cadaaladu u leedahay jiritaanka umadaha.

Tixgelinta xuquuqda Aadanaha iyo Bahda Saxaafadda


Dowladda Soomaaliyeed & Dadweynahaba inay tixgeliyaan Xuquuqda
Aadanaha, Xuriyadda Saxaafadda iyo Shirar nabadeedka bulshada
danahooda uga hadlayaan.

shirjaraaid oo uu qabatay hotelka rayse aqoonyahan Maxamed C/laahi obsiiye(Obsiiye)

 

shirjaraaid oo uu qabtay aqoonyahan maxamed c/laahi obsiiye waxa uu kaga hadlay arimo fara badan

halkan ka daawo

http://youtu.be/hFj1fC9prcs

KALSOONI KALA NOQASHADA SAACID

Waxyaabaha uu ilaahey ummadiisa ku karaameeyo ayaa ka mid ah:
Madaxtinimada,Caafimaadka,Cilmiga,Quruxda, Maalka,Awoodda iwm. Waxaana
laga rabaa qofkii ilaahey Ammaanadaasi asiiyo inuu u guto si alla ka
cabsi leh .

 
 

 

Google+