updated 7:33 AM MST, Nov 17, 2017

Sir culus Djibouti oo mooshin dhexgaysay Baarlamaanka Soomaaliya dekeda Berbera

  • Published in War

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa iska fogeeyay heshiishka Berbera ee Somaliland iyo DP World laakiin xildhibaano ayaa la sheegay in djibouti lacag ay soo siisay si ay  koonto ku haystaan geeska afrika, dhinacale diyaaradihii duqeeyay Awdal ayaa la sheegay inay uga dan lahayd in xasilooni daro ka abuurto somaliland

Wargayska News Week oo aan ka soo xiganay qayb kamida ayaa waxa uu qoray

The move comes after newly elected Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo requested last week the intervention of Saudi Arabia to persuade the UAE not to complete the establishment of a military base in Somaliland.

Ambassador Omar said that the Somali move came at the request of the Djibouti government.

“Djibouti seeks to have a monopoly over foreign military bases in the Horn of Africa,” he said.

And despite the protest, the UAE is continuing to grow its military and commercial expansion.

On March 10, the Puntland government announced that the UAE is close to winning a concession for the development and operation of Bosaso port, giving them another strategic gate way to East Africa overlooking the Gulf of Aden.

 
 

 

Google+